Banaan bax cabasho ah oo maalintii sadexaad ka socda magaalada Muqdisho

Darawalada gaadiidka loo yaqaan BL-ka ee ka dhax shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maalintii sadexaad waxa ay dhigayaan banaan bax ay uga cabanayaan wadooyinka xiran ee magaalada iyo canshuur lagu soo kordhiyay. Qaar kamid ah darawalada gaadiidka BL-ka oo watay gaadiidkooda ayaa saakay isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon , waxa ayna halkaasi ku muujinayeen cabashooda … Continue reading Banaan bax cabasho ah oo maalintii sadexaad ka socda magaalada Muqdisho